Qeexid
"eeg nacaladeysan. ld lacanadeysnaan, lacanadeysnaansho, lacnadeysnaan,"
"eeg nacaladeysan. ld lacanadeysnaan, lacanadeysnaansho, lacnadeysnaan,"
Wadaag:
eeg nacaladee. ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.
m.f.dh
Wadaag:
Eebbe cid nacalad ku ridid.
Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid.
Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad2, lacnad2, nacallad2, nacdal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad1, lacnad1, nacallad1, nacalle, nacdal1
m.dh
Wadaag:
eeg irbadeysan. ld cirbadeysnaan, cirbadeysnaansho, irba deysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax nacalad ku dhacday ahaansho.
Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: