Qeexid
"ld nacaladee."
[-deeyay, -deysay]
nacallade eeyay
nacallade eysay
f.g2"ld nacaladee."
Wadaag:
Eebbe cid nacalad ku ridid.
Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
eeg nacaladee. ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.
m.f.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad1, lacnad1, nacallad1, nacalle, nacdal1
m.dh
Wadaag:
Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid.
Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad2, lacnad2, nacallad2, nacdal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Qof nacaladi ku dhacday noqosho.
Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.
f.mg1
Wadaag:
eeg nacaladeysan. ld lacanadeysnaan, lacanadeysnaansho, lacnadeysnaan,
m.f.dh
Wadaag:
Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag: