Qeexid
"ld nacaladobid."
"ld nacaladobid."
Wadaag:
eeg nacaladow. ld lacanadoobid, nacalladoobid.
m.f.dh
Wadaag:
Qof nacaladi ku dhacday noqosho.
Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.
f.mg1
Wadaag:
Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid.
Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad2, lacnad2, nacallad2, nacdal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad1, lacnad1, nacallad1, nacalle, nacdal1
m.dh
Wadaag:
Eebbe cid nacalad ku ridid.
Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: