Qeexid

"Nacas ahaansho. ld nacastooyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nacasnimo oo kali ah:
  • Way jiraan kuwo cuqdad iyo nacasnimo liidata kala daba yuusaya, balse ma jiro nin xiniinyo leh oo ku dhaca in uu hadal ka keeno caleema saarkiisa.
  • Sida aan ognahay qabiilada Soomaalidu waxay isku xasuuqeen si nacasnimo ah, illaa haddana lama sheegi karo sabab maan gal ah oo ay Soomaalidu isugu geysato dabargoyntaas.