Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Nacas noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Nacas noqosho."
Wadaag:
(-so, ml, -syo/nacas, m.dh Qof caqli yar; doqon; dabbaal.
m.l
Wadaag:
Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash.
ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.
m.l
Wadaag:
Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
f.mg1
Wadaag:
Qof nacaladi ku dhacday noqosho.
Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.
f.mg1
Wadaag:
Masaabir sal buuran oo xagga hoose lagaga taxo kabaha.
Bir qoobabka fardaha lagu dhejiyo.
m.l
Wadaag:
Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid.
Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad2, lacnad2, nacallad2, nacdal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad1, lacnad1, nacallad1, nacalle, nacdal1
m.dh
Wadaag: