"Nacayb weyn oo cid loo hayo; nac."
Wadaag:
ld nacalad1.
m.dh
ld nacalad2.
f.g1
-alay, -ashay
ld nacaladid.
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
m.l
Rabid la'aan.
Is n.: quus iyo rajo la'aan.
ld nacaladee.
f.g2
-leeyay, -leysay
ld nacaladeyn.
ld nacaladeysan.
f.mg4
-naa, -nayd
ld nacaladeysnaan.
/dh ld nacaladeysnaan.