Qeexid
Si aan macno lahayn u hadlid.
[-leeyay, -leysay]
f.mg2Si aan macno lahayn u hadlid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg nacnaclee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hadal badan oo aan macno lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Cid wax ku dhibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld nacaladee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Facle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld dhaaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Daba n.: cid u qabbaanid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Farax iyo guul ku jirid.
Qeexid Xigta: Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Rabid la'aan.
Qeexid Xigta: Is n.: quus iyo rajo la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]