Qeexid
Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
[-iiyay, -iisay]
f.lg2Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg nacsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Dharbaaxo ku dhufasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Rabid la'aan.
Qeexid Xigta: Is n.: quus iyo rajo la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld raaci.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof wax fahamsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof, derajo u kordhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hadal badan oo aan macno lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax faa'iido leh.
Qeexid Xigta: Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Cid wax ku dhibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-so, ml, -syo/nacas, m.dh Qof caqli yar; doqon; dabbaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cadow; xaasid.
Qeexid Xigta: Qof aan naxariis lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]