Qeexid
"Uskag iyo wasakh la'aan. ld nadaafad."
"Uskag iyo wasakh la'aan. ld nadaafad."
Wadaag:
Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.
m.dh
Wadaag:
Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.
m.dh
Wadaag:
(-iyo/nadi, m.dh) Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhibaato weyn ooabaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guudahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aadu weyn.
m.dh
Wadaag: