Qeexid
"Wax la nadiifiyay ahaansho."
[-naa, -nayd]
nadiifsan aa
nadiifsan ayd
f.mg4"Wax la nadiifiyay ahaansho."
Wadaag:
Wax nadiifsan noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn.
N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
Wax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyo/nadi, m.dh) Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
m.l
Wadaag:
Wax la nadoociyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: