Qeexid
"Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid."
[-cay, -cday]
nadooc3 ay
nadooc3 day
f.mg1"Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid."
Wadaag:
(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.
m.l
Wadaag:
Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la nadoociyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-iyo/nadi, m.dh) Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
m.l
Wadaag: