Qeexid
"Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin."
[-iyay, -isay]
nadooc yay
nadooc say
f.g2"Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin."
Wadaag:
(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.
m.l
Wadaag:
Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax la nadoociyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-iyo/nadi, m.dh) Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
m.l
Wadaag: