Qeexid
"Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan."
[-naaday, -naatay]
nadoocsanow aaday
nadoocsanow aatay
f.mg3"Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan."
Wadaag:
Wax la nadoociyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.
m.l
Wadaag:
Wax nadiifsan noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag: