Qeexid

"ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin."

Qeexid Kale

N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

Qeexid Xigta

N. ah: wax dhimasho u dhow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine