Qeexid

"Wax nafaqo siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafaqee oo kali ah:
  • Waxyaabaha yareeyay biyaha la cabo ee dunida waxaa ka mid ah wasakhaynta ka timaada nafaqaynta macmalka ah ee lagu nafaqeeyo beeraha, sunta waxyaabaha cuna beeraha tan haramaha beeraha lagu buufiyo iyo wasakhda ka timaada wershadaha birta dhalaaliya.
  • Arrinta ugu macnaha weyn ee khusaysan nabaad-guurku waxa ay tahay kolba sida geedaha, rista iyo doogu ay uga dul baxeen ciida dhulkaas, carrada oo la nafaqeeyo oo yeelata qaab ay biyuhu si fudud u dhexgeli karaan ayaa iyana yarayn karta nabaad-guurka.