Qeexid
"Hal qof."
Qeexid Xigta
Cunto bisil oo hal qof deeqda.
"Hal qof."
Cunto bisil oo hal qof deeqda.
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qof maal ama derajo aanu lahayn sheegta oo ku faana.
m.l
Wadaag:
ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin.
N. ah: wax dhimasho u dhow.
N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Barashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiiciga ah ee jirka oo ku xiran qaadashada cunnada ee jirka: kormitaanka, tamar ameynta, dib u sameynta soohyada jirka iwm cilmiga nafaqada waa barashada cunnooyinka iyo cudurrada ka yimaada yaraantood.
m.dh
Wadaag:
Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux.
Cunto; masaruuf.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag:
Wax nafaqo ka dhigasho.
Wax masruufasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qaybaha soo baxa mid ka mid ah oo loo adeegsado shidaalka matoorrada diisalka ah. ld naafto.
m.dh
Wadaag:
(muus.) Durbaan dhuuban oo salka luga ka leh, waxaana laga yaqaan degaanka webiyada. ld narso.
m.dh
Wadaag:
Wax nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin.
Niyad.
Tabar; itaal.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
m.l
Wadaag: