Qeexid
"Khatar u beerdhigeddeeda ka cabsasho."
Qeexid Kale
Ka n.: saaxiib dhib kaga baxsasho danaysi dartii.
Qeexid Xigta
Ka n.: wax nafac leh oo dad ka dhexeeya gaar u qaadasho.
[-stay, -satay]
nafjeclays tay
nafjeclays atay
f.mg3"Khatar u beerdhigeddeeda ka cabsasho."
Ka n.: saaxiib dhib kaga baxsasho danaysi dartii.
Ka n.: wax nafac leh oo dad ka dhexeeya gaar u qaadasho.
Wadaag:
Wax nafaqo ka dhigasho.
Wax masruufasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho.
(f.mg) Naq daaqid (xoolo).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Jir nafley nabro yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Naag ka dhigasho.
Naag xiriir galmo la yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: