Qeexid

"Uunka dunida guudkeeda ku nool inta nafta leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafley oo kali ah:
  • Saacaddan oo kalese daaqad furan. nal daaran iyo nafley dhaqdhaqaaqaysa midna ma jiraan.
  • Majo-maqarsho wuxuu ahaan jirey meel nadiif ah oo ay ka cabaan xoolaha nooc kasta, sida geela, lo'da, ariga, fardaha iyo dhamaan nafleyda kale iyo sidoo kale dadka.