Qeexid
"Dhir yar-yar oo gaagaaban."
"Dhir yar-yar oo gaagaaban."
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
m.l
Wadaag:
Wax meelaha ku dhow eehareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.
m.l
Wadaag:
Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.
Doog.
Qudaar.
m.l
Wadaag:
Xuub ku dahaaran ilmo dhashay.
Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro.
Urun.
m.l
Wadaag:
(muus.) Durbaan dhuuban oo salka luga ka leh, waxaana laga yaqaan degaanka webiyada. ld narso.
m.dh
Wadaag: