Qeexid
"(-syo, m.dh) (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas1."
"(-syo, m.dh) (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas1."
Wadaag:
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
f.mg1
Wadaag:
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
m.l
Wadaag:
(dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.
m.dh
Wadaag:
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
ld fajaasid. ld fujaas1.
m.l
Wadaag:
Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc.
ld nuunaasid.
m.l
Wadaag:
Xabaalidda meydka; ld aasid.
Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo;himhiimow, cilcillow.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag: