Qeexid
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas2 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: (dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg najaasow. ld nijaasoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg najaasee. ld nijaaseyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld najaaso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hawl muddo gaaban ka fadhiisasho si daalkeedu u ba'o.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld nijaasaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax looga gudo qof xumaan sameeyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld nijaasaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Idan, fasax.
Qeexid Xigta: Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Najaar ahaansho. ld nijaarnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld nijaasaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld najaasow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld naakirad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Qeexid Xigta: Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Qeexid Kale: Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]