Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow."
"(-oobay, -owday; -oobi) (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow."
Wadaag:
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas1.
m.l
Wadaag:
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
m.l
Wadaag:
(dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.
m.l
Wadaag: