Qeexid
".1 Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib2."
[-nay, -ntay]
namiin2 ay
namiin2 tay
f.g".1 Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib2."
Wadaag:
Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
f.mg1
-imay, -intay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu' jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.
m.dh
Wadaag:
Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin2.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag: