Qeexid
"Farax, fahmo, firfircooni."
Qeexid Kale
Daal iyo jiljileec la'aan.
Qeexid Xigta
Wax si xiiso iyo rabitaan leh loo qabto.
"Farax, fahmo, firfircooni."
Daal iyo jiljileec la'aan.
Wax si xiiso iyo rabitaan leh loo qabto.
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.
m.l
Wadaag:
Wax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaaddaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg nashaaddaysan. ld nashaaddaysnaansho, nishaaddaysnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m.dh
Wadaag: