Qeexid
"(f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin."
Qeexid Kale
(f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.
Qeexid Xigta
(f.g) Gar qaadid.
[-qay, -qday]
naq2 ay
naq2 day
f.g"(f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin."
(f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.
(f.g) Gar qaadid.
Wadaag:
Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad.
Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
m.l
Wadaag:
Gar la xalliyay ahaansho.
Wax yar ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Neef aan ur wanaagsan lahayn.
Neefta dadka uurkiisa ku jirta.
m.l
Wadaag:
Ku n.: wax meel ku qoran meel kale ku guurin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(f.g) Wax dib u soo ceshasho.
(f.g) Quraan akhrisasho.
(f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Caws guryaha carshaanta ah dusha laga saaro oo lagu dedo oo ka baxa meelaha webiyada agagaarkooda ah; gargoof.
m.l
Wadaag:
Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa.
ld naqad.
m.l
Wadaag:
Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid.
f.g1
-iyay, -iday, -iyi
Wadaag:
Magac qof kaleku hadlid; afhayn.
Ku a.: qof, qof kalexurmad ka mudan si uusan jecleysan uguwarcelin; afceli.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax la celiyay ahaansho.
Gar la xalliyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho.
(f.mg) Naq daaqid (xoolo).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Naqash.
Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.
m.dh
Wadaag:
(-qay, -qday; -niqi) U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadin.
f.mg1
Wadaag: