Qeexid
"Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid."
[-iyay, -iday, -iyi]
naqdi2 yay
naqdi2 day
f.g1"Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid."
Wadaag:
Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa.
ld naqad.
m.l
Wadaag:
Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid.
Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caws guryaha carshaanta ah dusha laga saaro oo lagu dedo oo ka baxa meelaha webiyada agagaarkooda ah; gargoof.
m.l
Wadaag:
Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad.
Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin.
(f.g) Gar qaadid.
(f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Ku n.: wax meel ku qoran meel kale ku guurin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(f.g) Wax dib u soo ceshasho.
(f.g) Quraan akhrisasho.
(f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Gar la xalliyay ahaansho.
Wax yar ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Neef aan ur wanaagsan lahayn.
Neefta dadka uurkiisa ku jirta.
m.l
Wadaag: