Qeexid
"(-do, m.l) Biro yaryar oo isgala oo shukaanta iyo doonida isu haya."
"(-do, m.l) Biro yaryar oo isgala oo shukaanta iyo doonida isu haya."
Wadaag:
Ku n.: wax meel ku qoran meel kale ku guurin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis1 (1).
m.dh
Wadaag:
Wax nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin.
Niyad.
Tabar; itaal.
m.dh
Wadaag:
Biya ama dabayl si xooggan u socda.
(-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil loonida degaan wax u dhima.
m.dh
Wadaag:
Naqash.
Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.
m.dh
Wadaag: