"Guuridda la aado meel naq leh. ld naqraacid."
Wadaag:
Meel naq leh u guurid.
f.mg1
-cay, -cday
ld naqraac1.
m.f.dh
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
m.l
Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.