[-cay, -cday]
naqraac2 ay
naqraac2 day
"Meel naq leh u guurid."
Wadaag:
Guuridda la aado meel naq leh. ld naqraacid.
m.l
ld naqraac1.
m.f.dh
Rabid la'aan.
Is n.: quus iyo rajo la'aan.
f.g1
Hadal badan oo aan macno lahayn.
m.dh
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u