Qeexid
"Qof talo daacad ah bixiya."
Qeexid Xigta
Wax qof dan u ah. ld nasteex.
"Qof talo daacad ah bixiya."
Wax qof dan u ah. ld nasteex.
Wadaag:
Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin.
Daacadnimo. ld nasteexo.
m.dh
Wadaag:
U n.: cid daacadnimo ula talin.
U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
f.mg2
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo.
(dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
m.l
Wadaag:
Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m.dh
Wadaag:
Cid hawl muddo gaaban ka fadhiisin si daalku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hawl muddo gaaban ka fadhiisasho si daalkeedu u ba'o.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Guul laga gaadho dagaal, arrin iwm.
Nabadgelyo iyo barwaaqo.
m.l
Wadaag:
(muus.) Durbaan dhuuban oo salka luga ka leh, waxaana laga yaqaan degaanka webiyada. ld narso.
m.dh
Wadaag:
(muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad.
(muus.) Durbaan tumid iyo qasaa'id Nabi ammaan ah oo wada socda.
m.dh
Wadaag: