Qeexid
"ld nashirid."
"ld nashirid."
Wadaag:
Wax la faafiyay ahaansho (akhbaar).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m.dh
Wadaag:
Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.
Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.
Waqti, goor. 4. Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.
m.l
Wadaag:
Qurux iyo wanaag wax u yeelid. ld nashnaash2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurux iyo wanaag wax loo yeelay. ld naashnaashi1.
m.l
Wadaag:
Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo.
(dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
m.l
Wadaag:
Daba n.: cid u qabbaanid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
N.kayga, n.kaaga, iwm: israacinta nafley dhaawac ah la israaciyo.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.
m.l
Wadaag: