Qeexid
"Wax la faafiyay ahaansho (akhbaar)."
[-rnaa, -rnayd]
nashiran naa
nashiran nayd
f.mg4"Wax la faafiyay ahaansho (akhbaar)."
Wadaag:
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m.dh
Wadaag:
Wax la nashnaashay ahaansho. ld naashnaashan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qurux iyo wanaag wax loo yeelay. ld naashnaashi1.
m.l
Wadaag:
Qurux iyo wanaag wax u yeelid. ld nashnaash2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daba n.: cid u qabbaanid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ka n.: wax aan xumaan lahayn ahaansho.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag: