Qeexid

"Hoodo; cawo; ayaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasiib oo kali ah:
  • Ban ayaa sheegtay in goobaha la weeraray ay yihiin meelo ay ka howl gali jireen Shaqaalaha Caalamiga ah, laakiin nasiib wanaag intii dagaalka DF iyo Maxkamadaha uu socday halkaasi laga daad gureeyay.
  • Waxaan aan kugula talin lahaa waxaad noqotay geed qolofi ka dhacday ee nasiibkaaga ayuunbaad heshay, ee ka daa ummadda waxa qas iyo muran u keenaya shacbiga.