Qeexid

"Nasiib wacan la'aan."

Qeexid Xigta

Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxumo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasiibdarro oo kali ah:
  • C/qaasim wuxuu sheegay in khilaafka u dhexeeya Madaxda Dowladda Soomaaliya uu yahay mid nasiibdarro ah, loona baahan yahay inay labadoodu xusheeyaan Axdiga ay u soo dhaarteen ayna sida ugu dhaqsiyaha badan ugu dhameeyaan khilaafka.
  • G/dhexe Bariise, wuxuu xusay inay nasiibdarro tahay in suuqa ugu weyn ee Muqdisho uu gabaad u noqdo kooxaha mucaaradka ah; isla markaana laga soo tuuro gantaalada lagu waxyeeleynayo shacabka.