Qeexid

"Hoodo iyo ayaan wanaagsan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasiibwanaag oo kali ah:
  • Sidoo kale magaalada waxay leedahay seddax xaafadood oo lakala yiraahdo Howlwadaag, Kacaanka iyo Nasiibwanaag (Nasiibtumaal).
  • Nasiibwanaagse waxaa jiray aqoonyahanno Soomaaliyeed oo arrinkaan si fiican uga warhayay, ishana ugu hayay.