Qeexid
"Xaalad hawl iyo dhibaato la'aaneed. ld nasiin."
"Xaalad hawl iyo dhibaato la'aaneed. ld nasiin."
Wadaag:
Cid hawl muddo gaaban ka fadhiisin si daalku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu' jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.
m.dh
Wadaag:
Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.
Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.
m.dh
Wadaag:
Nasiib wacan la'aan.
Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxumo.
m.dh
Wadaag:
Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo.
(dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
m.l
Wadaag:
In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof).
f.mg3
-ntay, -natay
Wadaag:
Xannuun haweenka qabta marka ay foolanayaan; jajab.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.
m.dh
Wadaag:
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m.dh
Wadaag: