Qeexid

"(-nno, m.dh) (c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu' jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash."

Wadaag: