Qeexid
"eeg nasiso2."
"eeg nasiso2."
Wadaag:
(baay.) Heer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qaybsanka bu'da. Heerkan DNA-du way badataa si ay u soo saarto unugyo ku filan oo mataanaysan.
m.dh
Wadaag:
Wax nashnaash u yeelasho.
f.mg3
-shtay, -shatay
Wadaag:
Cid hawl muddo gaaban ka fadhiisin si daalku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m.dh
Wadaag: