Qeexid
"Nasraani ahaansho."
"Nasraani ahaansho."
Wadaag:
(-iyiin, m.l) (dii.) Qof sheegta inuu haysto diinta nebi Ciise.
m.l
Wadaag:
Anaani ahaansho;nafjeclaysi. ld anaaniyad, anaaniyo.
m.dh
Wadaag:
(muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad.
(muus.) Durbaan tumid iyo qasaa'id Nabi ammaan ah oo wada socda.
m.dh
Wadaag:
Guul laga gaadho dagaal, arrin iwm.
Nabadgelyo iyo barwaaqo.
m.l
Wadaag: