Qeexid

"(muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad."

Qeexid Xigta

(muus.) Durbaan tumid iyo qasaa'id Nabi ammaan ah oo wada socda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine