Qeexid
"Dab aad u kulul."
"Dab aad u kulul."
Wadaag:
Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.
m.dh
Wadaag:
U n.: cid naxariis u gelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(jool.) Macdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha lagaga dahaadho xadiidka si uu mirirka uga ilaaliyo, lagana sameeyo qalab badan oo la adeegsado.
m.dh
Wadaag:
Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid.
U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
f.mg1
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag:
Timir iwm lafo kasaarid.
Arrin aad uga baaraandegid.
f.g1
-xray, -xartay
Wadaag:
Ka n.: cid naxdin ku abuurid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Laan cilmi afeedka ka mid ah oo lagu barto weereynta, dhismaha ereyada iyo codeynta.
Hadal si wanaagsan u dhisan oo murti iyo macno leh.
Buug xeerarka naxwaha ka hadlaya.
m.l
Wadaag:
T. ah: caano neef dhaqayo ah laga lisay.
T. ah: macaan la'aan; kharaar.
m.l.kh
Wadaag:
Xumaan xaasidnimo ku jirto.
ld laxni.
Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.
m.l.u
Wadaag:
Bad.
Dhibaato weyn.
Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
(muus.) Durbaan dhuuban oo salka luga ka leh, waxaana laga yaqaan degaanka webiyada. ld narso.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
m.l
Wadaag: