Qeexid
"ld nuxuus1."
"ld nuxuus1."
Wadaag:
N. ah: xilli ay dadku sharaystaan.
N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto.
N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus1, nuxus.
m.l
Wadaag:
Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid.
U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
f.mg1
Wadaag:
N. ah: wax aan dhaamayn.
N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis1.
m.l.kh
Wadaag: