Qeexid
"Wax nayaayiro hayso ahaansho. ld nayaayirsan."
[-snaa, -snayd]
nayaayiraysan naa
nayaayiraysan nayd
f.mg4"Wax nayaayiro hayso ahaansho. ld nayaayirsan."
Wadaag:
eeg nayaayiraysan. ld nayaayirsanaan, nayaayirsanaansho, nayaayiraysnaan
m.f.dh
Wadaag:
Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah.
Rajo.
m.dh
Wadaag:
Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel dhir lagu tallaaley ahaansho.
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Erey haweeney lala hadlayo dareenkeeda lagu soo jeediyo, xushmadarrana huwan. ld naa.
u.j
Wadaag:
Qof gamaanyo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: