Qeexid
"(-lo, m.l) Maqasha idaha keeda lab."
"(-lo, m.l) Maqasha idaha keeda lab."
Wadaag:
Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo.
Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan2.
m.dh
Wadaag:
Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo.
N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.
m.l
Wadaag:
Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan.
B. ah: biyo aad loo karkariyay.
B. ah: midab aad u cad.
m.l
Wadaag:
Geed yar oo meelaha sallaxyada ah ka baxa oo leh laamo yaryar oo jiljilicsan oo si gaar ah isugu dhafma ilaa uu yeesho qaab dhulmaneed oo iduhu aad u jecelyihiin.
m.l
Wadaag: