Qeexid
"Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo."
Qeexid Xigta
N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.
"Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo."
N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.
Wadaag:
Dh. ah: weyl yar oo caato ah oo sacii laga maalay ee aan lagu dayn.
m.l
Wadaag:
Geed yar oo meelaha sallaxyada ah ka baxa oo leh laamo yaryar oo jiljilicsan oo si gaar ah isugu dhafma ilaa uu yeesho qaab dhulmaneed oo iduhu aad u jecelyihiin.
m.l
Wadaag: