Qeexid
"Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan."
[-snaa, -snayd]
naynaasan naa
naynaasan nayd
f.mg4"Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan."
Wadaag:
eeg naynaasan. ld naanaysnaan, naanaysnaansho, naynaasnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag:
Nafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley.
m.dh.u
Wadaag:
naashnaashnaan, naashnaashnaansho, nashnaashnaansh nashnaashnaansho m.l/dh ld nashnaashnaan.
Wadaag:
Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax bisil ahaansho.
Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: