Qeexid
"Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi."
[-iyay, -isay]
neecaab yay
neecaab say
f.g2"Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi."
Wadaag:
(juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.
m.dh
Wadaag:
Neecow qaadasho. ld naacawso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
neecow badeed m.dh (fiis.) Sarraynta/hoseynta socodka hawada ka timaada badda ee u socota beriga ee ay sababtay kala duwanaanta heerkulka. Maalintii kulaylka berrigu wuxuu keenaa in hawadu kor u kacdo, hawada badduna halkeedii ayey beddeshaa.
Wadaag:
Naabnaab ka dhigid (qof). ld naannaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: