Qeexid

"Hawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga neecaw oo kali ah:
  • Horaantii sanadihii kontaneeyadii markii ay soo dhacdey dabayshii neecawda xoriyada ayey dawlada Ingiriisku soo jeedisay inay abuurtaan axsaab siyaasi ah islamarkaana la qaado afti dadweynahu ku muujinayaan codkooda.
  • Oo ay ka muuqatay hiilka Ilaahay inoo hiilinayey oo ay u baahantahay inaan la dhayalsan ee lagu fara-adaygo neecawdaasi iyo nabad-gelyadaasi aan ku seexanayno kuna soo toosno oo Ilaahay lagu xamdiyo.