Qeexid
"Hawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw."
"Hawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw."
Wadaag:
(juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.
m.dh
Wadaag:
Neecow qaadasho. ld naacawso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
neecow badeed m.dh (fiis.) Sarraynta/hoseynta socodka hawada ka timaada badda ee u socota beriga ee ay sababtay kala duwanaanta heerkulka. Maalintii kulaylka berrigu wuxuu keenaa in hawadu kor u kacdo, hawada badduna halkeedii ayey beddeshaa.
Wadaag:
neef wahsada m.dh (-faf ..., m.l) (kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Neefo hal atamlayaal ah oo leh heerkul kar oo hooseeya.
Wadaag: