Qeexid
"eeg neecowso. ld naacawsasho."
"eeg neecowso. ld naacawsasho."
Wadaag:
Neecow qaadasho. ld naacawso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
neefsasho ogsajiin leh m.dh (baay.) Nooc ka mid ah neefsashada, oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohydraytyada) ay dhammaantood u ogsidhoobaan kaarboon laba ogsaydh iyo biyo, iyaga oo siidaynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad u baahan ogsajiin.
Wadaag:
neefsasho ogsajiin la' m.l (baay.) Nooc ka mid ah neefsashada oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohaydraytyada) ay qayb ahaan u ogsidhooban iyagoo sii daynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad ogsajiin aan u baahnayn.
Wadaag:
(juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.
m.dh
Wadaag:
Dariiqadda dheefsasho ee xayawaanka iyo dhirta taas oo walax orgaanik ah la burburinayo lagana dhigayo walxo sahlan isla markaana tamar la soo saarayo, iyada oo lala kaashanayo molikiyuullo gaar ah oo tamarta qaada oo loo isticmaalo dariiqooyin dheefsasho oo kale. Dhirta iyo xayawaanka badankooda neefsashadu waxay u baahantahay ogsajiin, iyo kaarboon laba ogsaydh oo ah dhammaadka maxsuulka.
m.dh
Wadaag:
eeg nebcayso. ld nebcoobid, necbaysasho, necboobid.
m.f.dh
Wadaag:
Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-faf ..., m.dh) (c.nafl.) Qaadashada hawo ama neefo kale, kuwaas oo ballaadhiya sambabada.
m.dh
Wadaag: